Wararka

Maamulka Gobalka Banaadir oo bilaabay qorsho Haweenka ku nool casimadda loogu  sameeynaayo xirfad ay ku shaqeystaan.

Maamulka Gobalka Banaadir ayaa bilaabay qorsho Haweenka ku nool Gobolka Banaadir loogu  sameeynaayo xirfad ay ku shaqeystaan.

Waxaa jira Haween badan oo leh xirfadda aay ku shaqaysan karaan balse aan helin taakuleyn iyo dhiira gallin.

Gudoomiyaha Ururka Haweenka Gobalka Banaadir ayaa booqatay Degmada Karaan waxeyna soo aragtay dumar badan oo ku shaqeysta Farsamadda Gacanta.

Haweenka degmada Karaan ayaa uga mahad celiyeen sida uu ugarab istaagay Maamulka Gobalka Banaadir oo uu horkacaayo Duqa Muqdisho ahna Gudoomiyaha Gobalka Banaadir Abdirahman Omar Osman Enj Yariisow.Image may contain: 1 person, indoorImage may contain: one or more people, people sitting, table and indoorNo photo description available.Image may contain: 1 person, indoorImage may contain: 1 person, sitting, table and indoorImage may contain: 4 people, people standingImage may contain: one or more people and indoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close