Wararka
Gollaha wasiirada Dowlad Gobolledka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo Ansixiyay Miisaniyada 2019-ka.
Shir Deg-Deg ah oo ay isugu yimaadeen Gollaha wasiirada Dowlad Gobolledka Koonfur Galbeed Soomaaliya, aya waxaa shir Gadoominaayey Madaxweynaha Koonfur Galbeed C/Casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen .
Gollaha wasiirada aya Ansixiyay Miisaniyada 2019-ka oo ay horey usoo Gudbisey Wasaaradda Maalliyadda Dolwad Gobolledka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Waxana lagu Ansixiyay gacantaak waxaa ogalaadey 24-wasiir waxaa diidey 1-wasiir wax ka aamuseyna malahan waxaa sidaasi lagu ansixiyay Miisaniyadda 2019-ka.
Miisaniyadan ayaa waxa ay dhaqan galeysaa markii ay meel mariyaan Xildhibaanada KGS oo dhawaan la horgeen doono.