Wararka

Hogaaanka Ciidanka Xooga Dalka Oo Isbedel Lagu Sameeyay.

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federalka ah ee Soomaaliya ayaaa Isbedel Ku Sameeyay Hogaaanka Ciidanka Xooga Dalka

Isbaddelkaan oo  lagu sameeyay qeybo ka mid ah hoggaanka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa La sheegay In Loogu Tala Galay  dar dar-gelinta Howlaha Ciidanka Xoogga Dalka,

Waxaana Mas’uuliyiinta Xilalaka Loo Magacaabay Kam Id ah  Sarreeye Gaas Cabdi Xasan Maxamed oo ahaa u qeybsanihii Milateriga ee Safaaradda Soomaaliya ee dalka Sacuudiga, Kaa Oo loo magacaabay taliye ku xigeenka Ciidanka Xoogga dalka.

Sidoo kale Isbedelka Hogaanka Lagu Sameeyay Ayaa Waxa Ka Mid ah Abaanduulihii hore ee Ciidanka Xoogga Dalka General Odowaa Raage, Oo Laga Qaaday Xilkii Abaanduulaha Isagoona Dhinaca Kale Loo Magacaabay Taliyaha Ciidanka Lugta, halka  General Cabdirashiid Cabdullaahi Shire loo magacaabay Abaanduulaha Ciidanka lugta.

Isbedalkan lagu sameeyey qeybo kamid ah Hogaanka Ciidanka Xoogga Dalka ayaa sidoo kale Admiral Guuto Cabaas Amiin Cali  loogu magacaabay Taliyaha Ciidanka Badda Soomaaliya.

Isbedelkaan ayaa Imaanaya Xili Isbiuuci LAsoo Dhaafay Dalka LAga Dareemay Amni Daro baahsan Taa Oo Salka Ku Haysay Qaar Ka MID ah Ciidamada Milatariga ooo Sameeyay gadoood Iyo Qaraxyo Is Xig Xigay Oo Ka Dhacay Magaaalda Muqdisho

Show More

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close