Wararka
AKHRISO:War-Saxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada Galmudug.
War-Saxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada Galmudug ee Magalada Dhuusamareeb ayaa waxaa lagu soo bandhigay nuxurka wadahadaladii Dhuusamareeb iyo shuruudaha ay ku xireen wadashaqeyn dhexmrata dowladda Federaalka iyo Maamulka Galmudug.
Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxay dalbatay wada-hadalada ka hor in ay DFS xayiradda ka qaado kaalmadii miisaaniyadeed ee Galmudug ay ku laheyd qoondada miisaaniyada qaranka iyo mashaariicda horumarineed ee hakadka ku jira muddo sanad ku dhaw si loogu adeego shacabka la dalaa-dhacaya duruufaha adag sida colaada iyo abaaraha soo noq-noqday,
Hoos ka akhriso war-saxaafadeed ka ka soo baxay dowlad gobaleedka Galmudug: