Wararka
madaxwaynaha Puntland oo weeerarkii maanta kadhacay muqdisho ka tacsiyeeyay.
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka tacsiyeeyey qaraxii iyo weerarkii dhacay maanta magaalada Muqdisho.
Madaxwaynaha Puntland oo ku hadlaayo afka golayaasha dowlada Puntland iyo shacabka reer Puntland ayaa shegay in uu murugada iyo tiraanyada lawadagaayo eheladii iyo dadkii manta ku waayay kuweey jeclayeen. HOOS KA AKHRISO TACSIDDA: