Wararka

Madaxweyne Ku Xigeenka 1aad ee Jubbaland ayaa Magaaalda Nairobi Kulan Kula Qaatay Madax Ka Socotay Bangiga Aduunka.

Kulan Laba Geesood ah oo ay Magaaalda Nairobi Ku yeesheen Madaxweyne Ku Xigeenka 1aad ee Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan iyo Madax ka socotay Bangiga Aduunka ayaa  Waxa  looga hadlay mashaariicda ay Bangiga Aduunka ka taageerto Jubbaland iyo kuwa mustaqbalka.

Kulanka ayaa Gabagabadiisa Laga soo saaray qodoo ay kamid yihiin In bisha May madaxda Bangiga Aduunka lagu casuumo Jubbaland si looga hadlo xal-u helidda mashruucii Biyaha Iyo Beeraha  oo ay Jubbaland Wajigiisa kowaad ka maqantahay,In project-ga SUIPP si waxku ool ah loo hirgeliyo loona diyaariyo Tiimka (PIU) ee fulinaya mashruuca lana waafajiyo shuruudaha laga doonayo Kooxdaasi iyo,

In la ogaado tirada macallimiinta ka hawl gala Jubbaland inta ay dawladdu bixiso mushaharkooda, inta ay bixiso Bangiga Aduunka iyo inta ay bixiyaan musharkooda hayadaha kale, si ay Bangiga Aduunka gacan buuxda uga geystaan tirada iyo tayada wax barashada.Image may contain: 3 people, people smiling, people standingImage may contain: 2 people, people smiling, people standingImage may contain: 3 people, people smiling, people standing

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close