Wararka
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed C/Casiis Xasan Maxamed lafta-gareen oo Kullan La Qaatay Wakiilo Ka Socda Midowga Yurub.
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya C/Casiis Xasan Maxamed lafta-gareen oo Maal mahan Ku Sugan Magaalada Nairobi ayaa Kullan La Qaatay Wakiilo Ka Socda Midowga Yurub .
Kullanka ayaa waxaa qeyb ka ahaa wasiirka warfaafinta,wasiirka Gar-gaarka iyo Masiibooyinka, wasiirka Qorsheenta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, iyo Mas’uuliyiin kale.
Waxeyna Kawada Hadleen Wakiilada Iyo Madaweynaha Sidii loo Horumarin Lahaa Deegaanadda Koonfur Galbeed Midowga Yurub ayaa sido kale Balan qaadey In Dowlada ay kala Shaqeyn doono Dhan waliba hadii ay ahaan leheed xasiloonida iyo hormarka deeganadaasi.