Wararka
Kusimaha Madaxweynaha Dowlad KGS ahna Gudomiyaha Gollaha wakillada oo Maanta Kullan la qaatey Wafdi ka socda Hay’ada UNISEF.
Kusimaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ahna Gudomiyaha Gollaha wakillada KGS C/qaadir Shariif Sheekhuna Maye, ayaa Maanta Kullan la qaatey Wafdi ka socda Hay’ada UNISEF, Waxana Kullanka Goob joog ka aha Agaasimaha wasaaradda Qorsheenta Dowlad Goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya Iyo Mas’uliyiin kale,
Kullan kaan oo saacadda badan qaatay ayaa waxa looga hadley sidii hay’adda UNISEF ay udar dar galin laheed Cawi Maada Ay siiso dowlad Goboleedka KGS.
Markuu kullanka soo dhamaaday ayaa waxaa warbaahinta la hadlay afhayeenka madaxtooyada dowlad goboleedka koonfur galbeet Nuuradiin Yussuf Abukar (ga’ma) asagoo kawaramay waxyaabihii ka soo baxay kullan kaas.
“kullan kaan waxuu ahaa kullan lagu macsalameynaayay stiivan guud ahaan soomaalida gaar ahaan reer Koonfur Galbeed shaqaddii wanagsaneed ee uu u soo qabtay iyo intii badneed ee hoosha UNISEF aay qabatay oo wasiirkii hore ee qorsheyntana uu kula shaqeeyay arimahaan in manta hormar kaan aay ka garaan guud ahaan konfur galbeetd ee soomaliya UNISEF-na holgal wacan aay ka qabatay dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed”