Wararka

Madaxweynaha dowlad goboleedka puntland oo soo xiray shirka jiheynta siyaasadda puntland.

Shirkan oo 3-maalmood ka socday garoowe ayaa maanta waaxaa soo xiray  madaxweynaha dowlad goboleedka puntland Saciid C/llaahi Deni  kaas oo looga hadlewyay jiheynta siyaasadda puntland.

Shirka waxaa qoobjoog ka ah Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo dhammaan Golaha Xukuumadda Dowlad Goboleedka Puntland.

Wasaaradda Qoshaynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah ayaa soo qaban qaabisay  shirka, iyadoo looga hadlay qodobo dhowr ah.

madaxweynaha puntland oo Saciid C/llaahi Deni oo  hadal kooban ka jeediyay xiritaanka shirka ayaa sheegay in loo baahan yahay in laga dhabeeyo waxyaabaha ka soo baxa shirkan.

Hoos ka akhriso War-murtiyeedka Shirka Jihaynta Siyaasadda Xukuumadda Cusub ee Dowladda Puntland.Image may contain: textImage may contain: textImage may contain: textImage may contain: 17 people, people smiling, people standing

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close