Wararka

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland oo ka tacsiyeeyay dilka Magalada Boosaaso loogu geystay Suldaan Bashiir Muuse.

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Siciid C/llaahi Deni  oo ka  tacsiyadeeyey dilka Magalada Boosaaso loogu geystay Suldaan Bashiir Muuse Koonte.

Suldaanka ayaa lagu dhex dilay xilli lagu jiray Salaadii Jimcaha Masjidka Mubaarak oo ku yaalla Xaafada laanta hawada ee Magalada Boosaaso ee Gobolka Bari.

Qoraal laga soo saaray Madaxtooyada Puntland ayaa lagu amray laamaha amniga inay si deg deg ah gacanta ugu soo dhigaan dadkii ka dambeeyey dilka Suldaan Bashiir Muuse Koonte.

Hoos Ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Xafiiska Madaxweyne Deni.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close