Wararka
Dawladda Faransiiska oo 10 milyan oo tallaallada Astra Zeneca iyo Pfizer COVID-19 ugu yaboowhaday Midowga Africa.
Dawladaha xubnaha ka ah Midowga Afrika ayaa heli doona 10 milyan oo tallaallada Astra Zeneca iyo Pfizer COVID-19 oo dheeraad ah saddexda bilood ee soo socota iyada oo loo marayo iskaashi cusub ee u dhexeeya dawladda Faransiiska iyo Midowga Afrika.
Tallaallada waxaa loo qaybin doonaa hindisaha loo yaqaan Afrika Vaccine Acquisition Trust (AVAT) iyo hindisaha tallaalka caalamiga ah ee COVAX.