Wararka

musharaxiinta Isbaheysiga Isbadal-doonka Siyaasadda & Matalaadda Galmudug oo War-murtiyeed ka soo saray Tartanka Aqalka sare.

Golaha musharaxiinta Isbaheysiga Isbadal-doonka Siyaasadda & Matalaadda Galmudug ayaa si wada jir ah bayaan ugu soo saaray Go’aankii uu qaatay madaxweynaha Galmudug oo soo saaray Liiska 12 musharax oo ku hartamaayo kuraasta aqalka saree ee Talla Dhuusa-mareeb.

Wasiirkii hore ee Warfaafinta Soomaaliya Abdulkadir Hussein Mohamed Jaahweyn ahna musharax Aqalka Sare ayaa sheegay in Madaxweynaha Galmudug uu is hortaag ku sameeyay musharaxiinta Isbaheysiga Isbadal-doonka Siyaasadda & Matalaadda Galmudug.

“Waxaan codkayga ku biirinayaa musharaxiinta Isbaheysiga Isbadal-doonka Siyaasadda & Matalaadda Galmudug oo maantay sifo sharci daro ah looga hor istaagay xuquuqdooda dastuuriga oo ah in la doorto waxna ay doortaan”. Ayuu yiri Abdulkadir Hussein Mohamed Jaahweyn.No photo description available.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close