Wararka

Maxaa Farqi ah uu u dhaxeeyo tirada ardaydii dhacday sanadkii hore iyo kuwa sanadkaan ee Imtixaanka Qaranka?

Maxaa Farqi ah uu u dhaxeeyo tirada ardaydii dhacday sanadkii hore iyo kuwa sanadkaan ee Imtixaanka Qaranka?

Wasaaradda waxbarashada xukuumada federaalka Soomaaliya oo dhambaal hambalyo u dirtay ardayda sanadkaan ka qalin badashay dugsiyada sare ee dalka ayaa ka hadashay ardayda aan ku gudbin imtixaanka Qaranka.

Wasaaradda waxbarashada ayaa sheegtay in ay sanadkaan yareeyeen tirada ardayda ee hartay oo ah 13% halka Sanadkii hore ay aheyd 25%.

Wadarta Guud ee ardayda u fariisatay Imtixaanka mideysan ee ay qaaday Wasaaradda Waxbarshadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare DFS Sanad Dugsiyeedka 2020-2021 ayaa ah 34908 arday.

4646 arday ayaa ku hartay Imtixaanka, 2765 kamid ah waa wiilal halka gabdhaha ku haray imtixaanka shahaadiga ay tiradooda gaarayso 1881 arday.

 "Natiijada ardayda
“Natiijada ardayda
Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close