Wararka
Wasirka Arrimah Dibadda Soomaaliya Iyo Dhigiisa Dalka Masar Oo Kawada Hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dowladood.
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa waxa uu dalka masar kula kulmay dhigiisa dalka masar.
Labada Mas’uul Ayaa Waxay Ka Wada Hadleen xoojinta xiriirka laba geesoodka iyo iskaashiga dhow si loo sameeyo wax wadaag istiraatiijiyadeed oo dhammeystiran oo ka dhabaynaya danaha labada dal iyo labada shacab ee walaalaha ah, sidoo kale waxa ay faaqideen arrimo muhiim ah.