Wararka
DAAWO: Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Ilaalada Madaxweynihii hore ee dalka ku eedeeyay Israsaaseyn shalay barkontorol ka dhacday.
DAAWO: Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Ilaalada Madaxweynihii hore ee dalka ku eedeeyay Israsaaseyn shalay barkontorol ka dhacday.

Taliyaha Ciidanka Asluubta ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay fal Israsaaseyn ah oo shalay ka dhacay Koontoroolka Kawaanka Malayga ee degmada Xamar weyne.
Taliyaha ayaa israsaaseynti dhexmartay ciidamadii ku sugnaa bartaas Kontrol iyo Ilaaladii Madaxweynihii hore ee dalka Xassan Sheeq Maxamuud ku eedeeyay ilaalada madaxweynaha waxaa uuna ka codsaday in ay falkaas raali galin ka bixiyaan.