Wararka

(SAWIRO): Shirka ka socda Tendhada Afsiyooni.

Magaalada Muqdisho, Gaar ahaan Teendhada Afsiyooni waxaa maalinkii labaad ka socda Shirka Golaha wadatashiga Qaran oo uu shir guddoomiyay Ra’isal wasaaraha xukuumada federaalka Soomaaliya Maxamed Hussen Roble.

Shirkan ayaa intii uu socday waxaa looga hadlayo geedi socodka arimaha doorashooyinka iyo Xal u helida arrimaa hortaagan in la dhaqan galiyo heshiiskii 17-kii Sep-2020-kii.

Waxaa Shirka ka qayb galay Madaxweynayaasha Puntland, Jubbaland, Hirshabelle, Galmudug, Konfur Galbeed iyo Guddoomiyaha Gobolka Banadir.May be an image of 7 people, people standing and suitMay be an image of 3 people and people standing

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close