Wararka

Maxaa ka soo baxay qiimeeyntii uu jamacadaha dalka ku sameeyay Guddiga Qaranka ee Tacliinta sare?

Guddiga Qaranka ee Tacliinta sare ayaa soo bandhigay magacayada jaamacadaha dalka ee ka gudbay wajiga 1aad ee qiimeeyntii uu guddiga ku sameeyey jaamacadaha dalka ee ka diwaangashnaa Wasaarada Waxbarshada Hidaha iyo tacliinta sare.

Sidoo kale Guddiga Qaranka ee Tacliinta sare ayaa sheegay in jaamacadaha aan ku jirin liiskaan ay heli doonaan fursad labaad oo ay ku soo buuxiyaan dhaliilahooda.

Guddiga ayaa intaas ku daray in sida ugu dhaqsiyaha badan loola soo xiriiri doono jaamacad walba oo martay qiimeeyntaas.

Hoos ka akhriso Liiska Jamacadaha Buuxiyay wajiga 1aad ee qiimeeynta.No photo description available.May be an image of ‎text that says "‎JAMHUURIYADDA FEDERALKA EE SOOMAALIYA GUDDIGA QARANKA EE TACLIINTA SARE الفدرالية الصومال جمهورية العالي للتعليم الوطنية اللجنة FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA NATIONAL COMMISSION OF HIGHER EDUCATION 30. Nugal University 31. Plasma University 32. Puntland State University 33. Red Sea University 34. Salaam University 35. SIMAD University Somali International University 37. University of Bosaaso 38. University of Southern Somalia 39. University Somalia 40. University Holy Quran 41. Zamzam University of Science and Technology GQTS CHE -END. GUDDIBA العتي لتعليم Omingt Tel+252616002013 admin@nche.goy.so‎"‎

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close