Wararka

Ra’isal wasaaraha oo magacaabay guddi ka soo tala bixiyo shaqaaqooyinkii ka dhacay Muqdisho.

Ra’iisal wasaaraha XFS ayaa magacaabay Guddi kasoo tala bixiya xalka gaarista qalalaasahii ka dhacay magaalada Muqdisho.

Guddiga oo ka kooban 11 xubnood ayaa waxaa guddoonmiye u ah wasiirka amniga gudaha XFS.
Magacyada Guddiga la magacabay

1. Wasiirka Amniga Xasan Xundubey Jimcaale Guddoomioye
2. Wasiirka Arrimaha Gudaha Mukhtaar Xuseen Afrax Xubin
3. Wasiirka Gaanshaandhigga Xasan Xuseen Xaaji Xubin
4. Mudane Cabdi Sheekh Axmed Rooble Xubin
5. Wasiiru Dowlaha Amniga Farxaan Cali Axmed Xubin
6. Wasiir ku xigeenka warfaafinta Cabdiraxmaan Yuusuf (Al-Cadaalla) Xubin
7. Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid Xubin
8. Senator Yuusuf Geelle Ugaas (Ugaas dhageey) Xubin
9. Senator Cabdi Axmed Dhuxulow (Dhagdheer) Xubin
10. Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Nuur Xubin
11. Xildhibaan Mahad Maxamed Salad Xubin

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close