Wararka

Ra’isal wasaraha oo kulan muhiim ah la qatay maamulka Gobolka Banadir iyo laamaha amniga.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Maxamed Rooble ayaa shir guddoomiyay kulan ku saabsan amniga dalka gaar ahaan caasimadda oo ay ka qeyb galeen wasiirka amniga, guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo taliyeyaasha ciidammada, isagoo ku boorriyay in la xoojiyo amniga.

Kulankaan ayaa ku soo adayo xili qaybo kamid xaafadaha degmooyinka Gobolka Banadir ay wali ku sugan yihiin ciidamada taabacsan mucaaradka.

Ra’isal wasaaraha ayaa maanta ku baaqay in shacabka guryahooda ka barakaca ay dib ugu soo labtaan ciidamada dowlada federaalkana ay sugi doonaan amniga muwaadiniinta Soomaaliyeed.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close