Wararka
Qasaro ka dhashay Hubiyaal ku soo dhacay Muqdisho.

Degmoooyinka Wardhiigley iyo Boondheere ee gobolka Banadir waxaa maanta ku soo dhacay tiro hoobiyaal ah kuwaas oo gaystay qasaaro dhimasha, dhawac iyo bur bur soo garay gurya uu ku habsaday hubiyaha.
Hoobiyaashaan oo mid kamid ah uu ku habsaday dugsi iyo guri isku yalla ayaa waxaa ku dhintay laba dumar ah halka macalin dugsi dhigaayay iyo ardaydii wakhtigaas ku sugnaa dugsiga uu dhawac soo garay.
Dowlada Soomaaliya wali kama aysan hadlin qasaaraha rasmiga ah ee uu gaystay huubiyaashan maanta ku soo dhacay qaybo kamid ah casimada,