Wararka

Odoyaasha Dhaqanka Muqdisho oo ka hadlay xaladda cakiran ee dorashoyinka iyo wal walka ku adan dagaal sokeeyo oo ka curta geyiga dalka.

Qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed oo kulan ku yeeshay caasimada dalka ee Muqdisho ayaa ku baaqay in laga shaqeeyo nabadda lagana dheeraado hurinta colaadda.

Odoyaashaan oo xusay in ay kulan la qaateen Ra’isal wasaaraha xukuumada federaalka Soomaaliya Maxamed Xussen Roble ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin la kulanka cid kasto oo tabasha qabto.

Nabadoon Suldan Mahdi cabdirisaq Maxamud oo kamid ahaa odoyasha dhaqanka ee baqaan soo jeediyay ayaa xusay in baaqoodu ku aadan yahay in cidda isku haysato siyaasad ay ka heshiiyaan balse aan la aqbali karin in uu dhiig daa’to qarnigaan 21-aad.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close