Wararka

Madaxwaynihii hore ee Dalka Jaad ( Chad) oo u geeriyooday dhawac soo garay

Waxaa dhaawac soo gaaray Maanta u geeriyooday Madaxwaynihii hore ee Dalka Jaad ( Chad) oo ku yaala Bartamaha Waqooyi ee qaaradani Afrika.
Madaxwayne Idiris Deby oo in ka badan 30 sanno ka arriminayay dalkaasi Jaad ayaa la sheegay in uu maanta u geeriyooday dhaawac soo gaaray.
Afhayeen u hadlay ciidammada Dalkaas ayaa sheegay in dhaawucu soo gaaray Madaxwayne Deby xili uu ku sugnaa jiidda hore ee dagaalka.
Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close