Wararka
Maamulka magaalada Dhuusamareeb iyo hay’adaha amniga Galmudug oo yeshay kulan looga hadlayay xoojinta amniga.

Taliyaha qaybta 21-aad ee ciidanka xogga dalka General Maxamed Cadow Cali Sanka shir-gudoomiyay kulan looga hadlay xoojinta amniga Dhuusamareeb iyo deegaanada hoostaga.
Taliya ayaa sheegay in ay laba jibaari doonaan howlgallada ay ka sameeyaan deegaanada dowlad goboleedka Galmudug.