Wararka
Madaxweynaha Puntland oo maanta hortagay golaha wakiilada Maamulkaas.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta hortagay Golaha Wakiilada ee Dowladda Puntland, oo uu la yeeshay isxogwareysi iyo wadatashi ku saabsan xaaladda dalku marayo.
Afhayeenka Ahna Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada
Jama Deperani.
ayaa warbaahinta uga warbixiyey kulanka Madaxweynaha iyo Baarlamaanka.