Wararka

Maareeyaha Hay’adda Duulista rayidka oo ganacsatada Soomaaliyeed ugu baqay in ay tartan xalaal ah ka galaan keenista qaadka.

Maareeyaha Hay’adda Duulista rayidka Axmed Macalin Xasan ayaa beeniyay in dad gaar ah ay u xirantahay ka ganacsiga iyo keenista Jaadka.

Maareeyaha ayaa ganacsatada Soomaaliyeed u sheegay in ay tartan xalaal ah u gali karaan keenista Qaadka ka yimaado magaalada Diirir dhabe ee dalka Itoobiya iyaga oo sharciga dhowraayo.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close