Wararka
Cadaado oo laga bilaabay Roob Doon.

Shacabka Degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa maanta qabtay Isku soo bax roob dooon ah xili deeganada galmudug ay ka jiraan biyo iyo rashin yare yari.
Culima’udiinka Degmada Cadaado oo roob doonta soo qaban qaabiyay ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay sameeyaan roob doon oo Allah baryadiisa la badiyo.
Guud ahaan deeganada Soomaalida degto ayaa waxaa ka jiro abaaro aad u dhameeyay xoolahooda.