Wararka

Shir Looga hadlaayo amniga deganada KGS oo ka qabsoomay Baydhabo.

Wasiirka Wasaarada Amniga Gudaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya  Isxaaq Cali Subug ayaa Maanta Shir Gudoomiyey Shirka Tobolaadlaha oo Looga hadlayo Arimaha Amaanka Koonfur Galbeed.
Shirka ayaa Maanta Waxaa Diirada Lagu Saarey Dardar-gelinta Sugida Amniga iyo Xoojinta Wadashaqeynta Laamaha Amaanka.
Waxaana Shirka ka Soo Qeyb Galey Taliyaha Qeybta 60aad Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliyeed Jenaraal Maxamed Shiikh Cabdullahi ( Ciirow ) Sarakiisha Ciidamada Booliska, Nabad Sugida , AMISOM ,iyo Gudoomiyaha Gobolka Baay.
Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close