Wararka

Qarax qasaaro gaystay oo ka dhacay Muqdisho. Akhriso.

lix qof oo uu ku jiro canug yar iyo ruxii is qarxiyay  ayaa ku  dhintay afar kalena dhaawacyo ayaa soo gaaray ka dib markii qof naftii halige ah uu isku qarxiyay goob laga shaaheeyo oo la tirahdo barxada 5ta geed ee agagaarka Saldhiga Boliiska Degmada Shangaani sida ay sheegeen Ciidamada Bookiska.

Dhaawacyada ayaa loo qaaday isbitaalada Magaalada Muqdisho iyadoo halkasi lagu dabiibaayo.

Raisal wasaaraha Xukuumada federaalka Soomaaliya Maxamed Xussen Roble ayaa ka tacsiyeeyay geerida dhalinyaradaas ku timid isagoo falkaas cambaareeyay waxaa uuna yiri “Waan cambaareynayaa falka argagixisada Alshabaab ku laayeen dhallinyaro ku fiidsaneysay Muqdisho. Waa bahalnimo kale oo muujineysa sida ay argagixisada uga go’an tahay ciribtirka bulshada iyo mustaqbalka dalka. Allaha u naxariisto intii dhimatay dhaawacyada Allaha bogsiiyo, eheladana Samir iyo Iimaan.”

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close