Wararka

Dowlada oo sheegtay in weerarkii saaka lagu dilay 76 ka tirsan Al-shabaab.

Taliyaha ciidanka dhulka xoogga dalka General Maxamed Tahliil Biixi oo goordhaw la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay dagaalkii saaka ka dhacay Bariire iyo Awdheegle in lagu dilay 76 ka tirsan Al-shabaab, sidoo kale in ku dhawaad 10 maxaabiis oo qaar dhaawac yihiin in ay ciidanku gacanta ku dhigeen.

Dhanka kale warbaahinta Al-shabaab ayaa sheegtay in Al-shabaab ay Saldhigyaddii ay weerareen ku dileen tiro Militariga Soomaaliya halka ay qabsadeen hub iyo saanad Militari.

Ma jirto Cid Ka badax banaan oo xaqiijisay Guulaha ay labada dhinac kala sheegteen.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close