Wararka
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo dib u bilaabayso Qabashada araajida Baasabooradda.

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda dowlada federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay war galin ay muwaadiniinta Soomaaliyeed ugu sheegtay in hay’addu dib u bilaabeyso qabashada codsiyada baasaboorka.
Warsaxaafadeedka ka soo baxay Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda dowlada federaalka Soomaaliya ayaa lagu yiri “