Wararka
Magalada Dhusamareeb ee Caasimad Galmudug waxaa maanta garay wafdi balaran oo ka socday UN-ta.

Magalada Dhusamareeb ee Caasimad Galmudug waxaa maanta garay wafdi balaran oo uu hogaaminayo Ku xigeenka wakiilka Garka ah ee Xafiska Qaramada Midoobe ee Soomaaliya ahna Madaxa Isku xirka arrimaha bani’aadannimada Dr Adam Abdelmoula.
Madaxweyne kuxigeenka dowlad goboleedka Galmudug Cali dahir Ciid oo Wafdiga ku qaabilay Madaxtooyada Galmudug ayaa ugu mahadceliyay Gar gaarka bani’aadanimo ee ay hay’addaha Qaramada Midoobe ka wadaan deeganada Galmuudg