Wararka
(DAAWO): 4 qof oo shacab ah ayaa ku dhintay Qarax maanta ka dhacay meel u dhaw xarunta degmada Diynile.

4 qof oo shacab ah ayaa ku dhintay Qarax maanta ka dhacay meel u dhaw xarunta degmada Diynile ee gobolka Banadir.
Qaraxaan oo loo adegsaday Miino ayaa waxaa lala beegsaday Xoghayaha degmada Diynile iyo taliyaha Nabad sugida Degmadaas sida uu sheegay Xoghahaya.
Hoos ka daawo Faahfaahinta. https://www.facebook.com/TUSMOTV.SO/videos/168572691673288