Wararka
AKHRISO MAGACYADA 15 KA MUDANE EE LA GANAXAY.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS Maxamed Mursal Sh Cabdiraxmaan ayaa 5 fadhi ka joojiyay 15 xildhibaan oo lagu helay is hortaaga kulankii golaha ee maanta 27-03-2021.
Hoos ka akhriso list magacyadooda 15 mudane :