Wararka

Muqdisho oo lagu qabtay Kulan u dhaxeeyo Maamul Goboleedyada.

Magaalada Muqdisho Waxaa maanta ka socota Kulan ay yeelanayaan Madaxda Maamul Goboleedyada Dalka oo ay kamid yihiin Koonfur Galbeed, Galmudug, Hirshabelle, Puntland iyo Jubbaland.

Kulanka ayaa waxaa maanta looga hadlayaa Xal uhelida khilaafka Arimaha Doorashooyinka Dalka.

Sidoo kale waxaa kulanka inta uu socday booqday Qaar kamid ah xubnaha Midowga Musharaxiinta kuwaas oo sheegay in madaxda maamul goboleedyada ay kala hadleen habka loo sugayo amaanka goobaha ay doorashada ka dhici doonta.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close