Wararka

Wasiirka difaaca dalka Talyaaniga oo soo garay dalka.

Wasiirka difaaca dalka Talyaaniga Guerrini Lorenzo iyo wafdi Ballaaran oo uu hoggaaminaayo ayaa Hadda soo gaaray Caasimada dalka ee Muqdisho.

Wafdiga soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Aadan cadde ku soo dhaweeyey taliyaha ciidanka xoogga dalka General Odawaa Yuusuf Raage.

Dowlada Talyaaniga ayaa Soomaaliya ka taageerta dhanka Dhismaha Ciidanka, Qalab siinta iyadoo dalka ka fuliso Mashaariic Horumarineed.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close