Wararka
Wasaaradda arrimaha Gudaha iyo Safaradda Turkiga oo kulan yeshay.

Wasiirka arrimaha gudaha xukuumada federaalka Soomaaliya Mukhtar Hussein Afrah ayaa kulan la qaatay safiirka Turkiga u jooga Soomaaliya.
Labada masuul ayaa kawada hadlays sidii loo sii xoojin lahaa xeriirka ka dhaxeeyo labada dal.
Turkiga ayaa ah dal Soomaaliya ka taageero dhanka dib u dhiska Ciidanka Qalabka Sida iyo dhismaha Kaabayaasha Dhaqaalaha.