Wararka

anjiraha cusub ee Dowlada ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya oo kulankeedi ugu horeeyay la yeelatay Madaxweynaha Jubbaland.

Shaqadeydii ugu horeysay ee ay qabata ayaa noqotay Kulan ay maanta la qaadatay Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Islam.

Danjiraha cusub ee Dowlada ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya Marwo Kate Foster ayaa waxaa shalay warqadaheeda danjirenimo ka guddoomay Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabduulahi Farmaajo.

Kulanka Madaxweynaha Jubbaland iyo safirka Boqortooyada Uk u jooga Soomaaliya ayaa ku soo aadayo xili maalmaha soo aadan la filaayo in caasimada Muqdisho lagu qabta kulan u dhaxeeyo dowlada federaalka, dowlad goboledyada xubnaha ka ah iyo gobolka Banadir.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close