Wararka

Madaxweynaha Jubbaland oo kulamo la yeshay Midowga Musharaxinta.

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa kulama kale duwan la qaatay Qaar kamid ah xubnaha midowga musharaxiinta dalka.

Kulankan oo ka dhacay hoyiga Madaxweynahu uu ka dagan yahay Magaalada Muqdisho ayaa qeyb ka ah dadaalka xalka looga raadinaayo in heshiis laga gaaro arrimaha dorashada.

Maalmaha Soo aadan ayaa la filayaa in Magaalada Muqdisho uu ka furmo shir lagu dhamaystiraayo heshisyada Doorashada ee ismari waagu ka dhashay.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close