Wararka

Abaanduulaha Guutada 10Aad Qeybta 43Aad oo shegay in ay samayn doonaan howlgal ay magaaloyin isugu furan.

Abaanduulaha Guutada 10Aad Qeybta 43Aad Ee Gobolka Gedo Col Cismaan Sheikh Cabdi Qorax Oo Maalmihii U Danbeeyay Ku Sugnaa Magalada Luuq Ee Gobolka Gedo Ayaa Kulan La Yeeshay Sarakiisha Police-ka Military-ga Iyo Nabadsugida Ee Kawada Hawlgala Degmada Luuq.
Kulankaan Oo Saacada Qaatay Ayeey Sarakiisha Ku Gorfeyeen Xaaladaha Amni Ee Deg Luuq Islamarkaana Abaanduulaha Ayeey Warbixin Kooban Kasiiyeen Amniga Guud Ee Magalada Luuq.
Gashaanle Dhexe Cismaan Sheikh Cabdi Qorax Abaanduulaha Guutada 10Aad Ee Gobolka Gedo Ayaa Si Guud Ooga Mahadceliyaya Sarakiisha Police-ka Military-ga Iyo Nabadsugida Ee Dhamaantood Kawada Hawlgala Luuq Sida Ay U Xaqiijiyeen Amniga Magalada.
Gabagabadii Kulankaaan Ayeey Sarakiisha Isla Soqadeen Sidii Hawlgal Guud Looga Sameyn Lahaa Guud Ahaan Gobolka Laiskuguna Furi Lahaa Magalooyinka Kala Go,doonsan Ee Gobolka
Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close