Wararka

(DAAWO): Maxaa laga filan karaa Dacwadda Badda ee u dhexeyso dalkena iyo Kenya.

Wafdi Ballaaran oo uu hogaaminayo Ra’iisul wasaare ku xigeenka XFS Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta ka ambabaxay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisaho si uu uga qeyb galo dhageysiga dacwadda badda ee la mudeeyey 15 bishaan.

Ra’iisul wasaare ku xigeenka XFS Mahdi Maxamed Guuleed ayaa sheegay in ay Raja wanagsan ka qabaan Shacabka iyo Dowladda Federaalka Soomaaliyeed in ay ku guuleysan doonaan dacwaddan taariikhiga ah.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close