Wararka
Mudanayaasha Golaha shacabka oo loo qeebiyay XFS.
Mudanayaasha Golaha Shacabka BJFS Ayaa Maanta Kulankooda 11-aad ee Kalfadhiga 8-aad, yeeshay
Ajendaha Kulanka Ayaa ahaa.
1-Akhrinta 3-aad ee Waxkabedelka Sharciga Waxbarashada Heerka 1-aad, 2-aad, iyo Tacliinta Sare
2-Qeybinta warbixin ku saabsan waxqabadkii boqolka (100-ka) maalmood ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federalka Soomaliya.
Kulanka waxa shir guddominaayey Guddomiyaha Golaha Shacabka BJFS Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman iyo guddomiye ku xigeenada 1-aad iyo 2-aad.