Wararka

Kulan Dhexmaray Masuuliyiinta wasaaraddaha Maaliyadda iyo Waxbarashada XFS.

Masuuliiyinta wasaaradda maaliyadda iyo kuwa wasaaradda waxbarashada ayaa kulan ku saabsan baahiyaha dhinaca waxbarashada ee Soomaaliya oo ay ka midtahay maalgelin joogto ah ku yeeshay magaalada Muqdisho.

Wasiirka wasaaradda Maaliyadda XFS Dr. Cabdiraxmaan Ducaalle Bayle oo kulanka ka hadlay ayaa sheegay in isaga iyo Wasiiru-Dowlaha, Wasiir Ku-xigeenka & saraakiil sare ee wasaaradda waxbarashada ay isla meel dhigeen arrimaha hor tabin u leh waxbarashada Soomaaliya.

“Waxa aan ka wada hadalnay baahiyaha dhinaca waxbarashada ee Soomaaliya oo ay ka midtahay maalgelin joogto ah, maadaama Waxbarashadu ay tahay iftiinka Dadkeenna iyo horumarka bulshada” Ayuu yiri Wasiir Bayle.May be an image of 4 people, people sitting, people standing and indoorMay be an image of 1 person, sitting and indoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close