Wararka

Wasiir Beyle oo ka hadlay ka ganacsiga Qaadka.

Wasiirka wasaaradda Maaliyadda xukuumada federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay hadal uu shalay sheegay kaas oo ahaa waddada loo soo mari karo marka Qaadka la kenaayo dalka.

Wasiir Cabdiraxmaan Ducalle Bayle ayaa hadalkiisi shalay ku tilmaamay mid uu kaga hadlay Qaadka loo yaqaano Hareeriga ee uusan aheen midka ka yimaado dalka Kenya.

“waxaan rabaa inaan cadeeyo farriinteydii shalay waxaa ay ku saabsaneed Khaadka Hareeriga ah kaliya,dad ayaa si qaldan u fasiray hadalkeyga”. ayuu yiri Wasiir Beyle.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close