Wararka

Ku dhawaad 50 dhaqaatiir ah oo u fariistay Imtixaan deeq waxbarasho (AKHRISO).

Muqdisho (tusmotv.so) – Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu qabtay imtixaanka lagu qiiymeynayo aqoonta ardayda Deeqaha Waxbarasho ka helay dalka Itoobiya. ku dhawaad 50 Dhaqtar ah ayaa u fariistay deeqaha waxbarsho ee taqasuska caafimaadka.

Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee xukuumada federaalka Soomaaliya ay daah furtay imtixaanka lagu qiiymeynayo aqoonta ardayda Deeqaha Waxbarasho ka helay dalka Itoobiya.

Deeqdaan waxbarasho waxaa bixiyay dowladda itoobiya waxaan iska kaashanaayo wasaaradda waxbarashada Soomaaliya iyo wasaaradda caafimaadka dalka Itoobiya.Image may contain: 3 peopleImage may contain: one or more people, people sitting, table and indoorImage may contain: 1 personImage may contain: 7 people, people standing

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close