Wararka

Kulan dhex maray madaxweyne Lafta Gareen iyo James Swan.

Magaalada Baydhabo waxaa maaanta gaaray saraakiil ka socotay Qaramada Midoobe oo ay ka mid ahaayeen xubno ka socda Hay’adaha IOM iyo OCHA.
Saraakiisha ayaa la kulmay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen iyo golahiisa wasiirrada, iyagoo kala hadlay taageerada hay’adaha Qaramada Midoobay ee arrimaha dib u heshiisiinta, gargaarka bani’aadannimada, horumarka iyo deegaanka.
“waxaan halkan u nimid inaan dhageysanno waxa uu maamulka Koonfur Galbeed ka rajeynayo Qaramada Midoobay 2021-ka si aan uga wadashaqeyno sidii loo xaqiijin lahaa baahiyaha dadka” ayuu yiri, ergeyga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan, oo hadlayey kulanka kaddib.Image may contain: 2 people, people standing, suit and indoorImage may contain: one or more people and people sittingImage may contain: 2 people, people standing
Tags
Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close