Wararka

Qodoba laga soo saray shir ka qabsoomay magaalooyinka Balanballe iyo Xeraale.

Wasiirka Wasaraadda Arimaha gudaha Federaalka iyo Dib-U-Heshiisiinta Galmudug Cabdi Maxamed Jaamac (Cabdi-Waayeel) ayaa ka qayb galay shir looga arinsanayay nabadda iyo isdhexgalka bulshada oo ay soo qaban qaabiyeen laba belood oo walaalo ah.
Shirkaan ayaa ka dhacay inta u dhexeysa magaalooyinka Balanballe iyo Xeraale waxaana shirkaas sidoo kale ka soo qayb galay xildhibaano heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed iyo wasiiro ka tirsan xukuumadda Galmudug. Shirka ayaa laga soo saaray qodobo muhiim u ah Xasiloonida iyo Nabad kuwada noolaashaha dadka walaalaha ah ee deegaanka .
Wasaaradda Arimaha gudaha ayaa muhiimad gaar ah siinaysa dib u heshiisiinta iyo nabad kuwada noolaashaha bulsha waynta Galmudug.Image may contain: 1 person, standing, sky and outdoorImage may contain: 4 people, people standingImage may contain: 3 people, people sitting and outdoorImage may contain: one or more people and people sittingImage may contain: 5 people, people sitting and outdoor
Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close