Wararka

Midowga Murrashaxiinta oo warqad u diray madaxda dalka.

Midowga Murrashaxiinta u tartamaayo Madaxtinimada Soomaaliya ayaa War-saxaafadeed ka soo saaray heshiis ay sheegeen in dowlada federaalka ay doonayso in si qarsoodi ah ay ula gasha shirkada shisheeye.

Midowga Murrashaxiinta ayaa Qarqad u diray madaxweynaha, Labada Gole ee Baarlamaanka, Xeer Ilaaliyaha, Hanti-dhowrka iyo madaxda dawlad Goboleedyada, kaasoo looga digayo qandaraas shati bixin shidaal oo ay wasaarada Bartoolka la gelayso shirkada Coastline oo horay loo oran jiray Som-Oil iyo shirkada Liberty.

Hoos ka akhriso Qoraalka Midowga Murrashaxiinta:No photo description available.No photo description available.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close