Wararka

Gudoomiyaha Golaha shacabka BJFS oo ka jawaabay suallo laga waydiiyay shaqada Baarlamaanka.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan Ayaa maanta oo jimca ah magaalada Garoowe kaga Qeyb galay qado sharaf uu maanta u sameeyay Madaxweyne Deni madaxda ka qeyb galaysa Madasha Aragti wadaagga Machadka Heritage oo wali ka soconaya magaaladda Garoowe.

Gudoomiyaha Golaha shacabka BJFS Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa sidoo kale waxaa uu Qaar kamid ah ka qeyb galayaasha Madasha Aragti wadaagga ee Heritage kaga jawaabay su’aalo ay ka weydiiyeen Howlaha Barlamaanka Soomaaliya ay qabteen iyo su’aalo kale oo la xiriira arimaha Dalka iyo doorashooyinka soo socda.

Magaalada Garowe ee casimada puntland ayaa waxaa maalmihii ugu danbeeyay ka socda dood ay soo qaban qaabisay madasha aragti-wadaagga ee machadka Heritage.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close