Wararka
Golaha Shacabka oo maanta ka dooday Miisaanuyadda 2021.

Mudanayasha Golaha Shacabka BJF Ayaa Maanta Yeeshay Kukankooda Caadiga Oo Uu Shir Guddominaayey Guddomiye Ku Xigeenka Labaad ee Golaha Mahad Cabdalla Cawad
Ajendaha Kulanka Maanta Ayaa Wuxu ahaa Akhrinta Labaad ee Miisaanuyadda 2021. Iyo Dhageysiga Warbixinta Guddiga ee Odorooska Miisaaniyadda 2021 Waxaana Waxbixinta Golaha ka hor akhriyey Xil. Cabdirisaaq Axmed Maxamed (Jindi) oo ka mid ah Xubnaha Guddiga.
Sidoo kale qaar kamid ah xildhibaanada golaha shacabka ayaa aragtiyo kale dhiiban ka jeediyay kulanka.