Wararka

Guddiga Joogtada Baarlamanka Soomaliya oo kulan xasaasi ah leh.

Xaruunta Baarlamanka ee Villa Hargeysa waxaa uu Shir Uga Socda Guddiga Joogtada Baarlamanka Soomaliya.

Ajendaha Kulankaan ayaa ah Qabyo Qoraalka dib ubeegista Dastuurka Waxaana Kulanka Qeyb Ka Ah Guddiga Dastuurka ee BFS iyo Guddiga Madaxbanaan Ee Dastuurka. Waxayna Horkeenayn Guddiga Joogtada ah Xeerka Dib Loogu dhigayo Dastuurka Barlamaanka 11aad si loo Horgeeyo Golaha Shacabka BFS.

Kulanka Shir Guddominaya Guddomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman.Image may contain: 1 person, sitting, suit and indoorImage may contain: 1 person, sitting, table and indoorImage may contain: 3 people, people sitting and suitImage may contain: people sitting, table, living room and indoorImage may contain: 5 people, wedding

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close